Al Siisi oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka gudoomay Danjire Ilyaas Sheekh Cumar

Madaxweynaha dowladda Masar Mudane Cabdilfataax Al-Siisi ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Safiirka Cusub oo ay dowladda federaalka Soomaaliya u magacawday dalka Masar. Danjire Ilyaas Sheekh Cumar Abuubakar, ayaa lagu soo dhaweeyay xarunta Madaxtooyada dalka Masar, waxaana Warqadaha aqoosiga safiirnimo si rasmi ah uga gudoomay Madaxweyne Al Siisi. Madaxweynaha Masar iyo safiirka Soomaaliya u jooga … Continue reading Al Siisi oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka gudoomay Danjire Ilyaas Sheekh Cumar